Wasiir ku wajahan Kismaayo xilli Madaxda dowlada laga mamnuucay iney halkaas tagaan

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa ku sii jeeda maanta magaalada Kismaayo. Sida warku sheegayo Wasiir Oomaar ayaa marka uu tago magaalada Kismaayo kaga dhawaaqaya inuu yahay musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Jubbaland. Arrintan ayaa ku soo aadeysa xili dhowaan Maamulka Jubbaland uu ka mamnuucay madaxda dowlada Somalia … Continue reading Wasiir ku wajahan Kismaayo xilli Madaxda dowlada laga mamnuucay iney halkaas tagaan